Xog Ogaal Online

Somali State Current News, Politics & Analysis

Thursday, Apr 17th

Last update:07:47:30 PM GMT

You are here:

Maamulkii Degmada Araarso oo ladhisay iyo Cabdi iidoor C/laahi sayax kabood labadiisii waji oo cabanaya

E-mail Print PDF

Sida lawada ogsoonyahay Degmada araarso oo ah degmo taariikhiya islamarkaana uu dhagaxdhigeedii ama barkadii ugu horaysay uu ka qoday ninka looyaqaano Marxuun Shugri Muxumed Guuleed oo kasoo jeeda beesha aadka u balaadhan ee Ree-ibraahin oo la ogsoonyahay inay sikadisa udishay gacan kaxaqdaran. Hadaba degmadan cusub ee araarso ayaa kamid ahayd 15 kii degmo ee dhawaan la ansixiyay. Degmada araarso oo ay shacabka kudhaqani mudo dheer soo naawilayeen in degmo loogu dhawaaqo ayaa aad ula dhacay aadna usoo dhaweeyay ansixintii degmada cusub ee araarso. Shacabka degmada araarso gaar ahaan beesha wayn ee looyaqaan Ree-Ibraahin oo ah beesha degta degmada araarso ayaa sida lawada ogsoonyahay ah beel aad u nabad jecel. shacabka deegaankana ku dhex leh magac aad u wanaagsan islamarkaana ah beel laguyaqaano iskacaabinta cadawga kusoo duula iyo dhamaan cadawga deegaanka ee nabad diidka

beesha Ree-ibraahin ayaa ab ka ab lagu yaqaanaa Geesinimo dheeri ah sidookalana waxay beeshani ku caanbaxday jacaylka ay nabada u qabaan iyo horumarka oo ay marwalba heegan u yihiin lagana garan karo horumarka ay beeshu kahirgalisay aaga ay beeshu dagan tahay ee degmada araarso.

Haddaba waxaa hubaala aadna loola wada socdaa in ay beesha ree-ibraahin tahay beesha ugu badan degmada araarso islamarkaana ay kuweheliyaan beelo aad u tiro yar yar

oo kale oo la daga sida beesha uu kasoo jeedo cabdi iidoor c/laahi sayax kabood loona yaqaano Ree Ismaaciil Xasan.

Hadaba xukuumada deegaanka oo xooga saaraysa shuruudihii lagu xushay degmooyinka iyo qaabka ugu haboon ee maamul suuban looga hirgalinkaro degmooyinka cusub ayaa

waxay xukuumadu dhistay maamulkii degmada araarso oo loodhisay sida loo kala mudan yahay marka la eego dhanka Nabadgalyada, horumarka iyo mudnaanta ay kala leeyihiin beeluhu.

Haddaba Cabdi Iidoor C/laahi Sayax kabood oo ay arintaasi u cuntami wayday islamarkaana aad ugu hanwaynaa in beesha uu kasoo jeedo ee aadka u tirada yar ay hesho sadbursi ayaa kadib markii uu ogaaday qaabkii wax loodhisay islamarkaana uu dareemay in sadbursigii uu rabay inuu minisoota kasoomaamulo uu hirgaliwaayay ayuu bilaabay inuu cabdi iidoor kushaqeeyo laba waji oo kala jooga minisota iyo Dalka itoobiya isagoo adeegsanaya shabakad horay dayn ahaan looga xidhay balse wajigiisa itoobiya oo ay baryahan ay ku dhacday khasaare siyaasadeed oo aad u xoogan iyo xaaluf dhanka dhaqaalaha ah islamarkaana ay xaaluf dhaqaale ku riday dib u curashada deegaanku islamarkaana ay sii korodhay kalsoonidaro shakhsiyan ah ayaa dib u maalgaliyay shabakadii daynta looga xidhay Cabdi Iidoor C/laahi sayax kabood.

Dhanka kale markaan eegno wajiga Cabdi iidoor c/laahi sayax kabood ee jooga minisota cariga maraykanka ayaa ah mid caadaystay cunitaanka hilibka qaansiirka taasoo

noqotay sababta saamaysay dhaqankiisa islamarkaana noqotay mida kaliya ee kaliftay khaniisnimadiisa uu germalka ugu noqnoqdo islamarkaana uu kujoogo minisota.

Haddaba mar uu Cabdi Iidoor uudhaleecaynayay Gudoomiyaha Xisbiga dimuqraadiga shacbiga soomaalida itoobiya mudane Cabdifataax sheekh cabdulaahi waxaa hadalkiisii kamid ahaa inuu ku tilmaamay inuu ku dhacay Identitiy Crise taasoo uu sabab uga dhigay ookiyaalo ama muraayado uu sawir ahaan ugu xidhay ookiyaalahaas oo uu ulajeeday

gudoomiyuhu inuu yahay qabyaaladayste musuq kusifoobay islamarkaana inuu yahay nin aan karti iyo awood toona lahayn kana naxa shaqada dadka kale ay qabtaan isagoo aysan jirin wax habayaraatee uu ilaa hada deegaanka kusoo kordhiyay xitaa irbad uu dun galiyayna ha ahaatee islamarkaana arintan uu gudoomiyaha ku dhaleeceeyay ay tahay mid uu proboganda ugajeedo islamarkaana aana gudoomiyaha gayin tilmaamina karin.

Sidoo kale madaxwaynaha Deegaanka mudane cabdi maxamuud cumar oo aad looga wada dharagsan yahay inuu yahay furaha nabada, horumarka, maamulka suuban iyo dib u curashada deegaanka islamarkaana

ay islabishan gudaheeda iskuulka siyaasada ee kuyaala addis ababa ee ay haatan madaxda dalka itoobiya ay tababarka ugu jiraan taasoo uu macalin ka yahay raysalwasaaruhu aynu ogsoonahay in cod buuxa lagu ansixiyay in xiligii uu madaxwaynuh kusoo biiray siyaasada deegaanka ay noqotay xiligii uu deegaanku lajaanqaaday siyaasada EPRDF ayaa hadaba

cabdi iidoorka itoobiya fadhiyaa uu kutilmaamay in madaxwaynuhu uu liyuu booliska ka dhigay mid nabad diidka baabi'iya iyo mid shacabka dhibaateeya islamarkaana ay beelo cabanayaan taasoo ah mid aan sal iyo raad toona lahayn xaqiiqadana aad uga fog.

Dhanka kale Cabdi Iidoor oo sida la ogsoonyahay cadaystay khaniisnimadii ayaa degan laba qol oo iskuxiga isagoo midna kuqaba xaaskiisa ayaan axmednaasir sayid qolka kalena isaga lagu qabo oo uu qabo nin jamaican ah islamarkaasina arintaasi oo aad ugu adkaatay ayaan hooyadeed luul oo ah islaan aad u sharaf badan ayaa in mudo ahba ku mashquulsanayd taleefano wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba ah taasi oo ay dhanka wadanka gudihiisa islaantu lasoo xidhiidhi jirtay odayaasha beesha aadka u tirada yar ee uu cabdi iidoor c/laahi sayax kabood kasoojeedo ilaa

heer ay odayaashii labad beelood ee ay kasoo kala jeedaan ayaan oo ah xaaskiisa kuna qanacsan khaniisnimada ninkeeda iyo jamaicankaba kana walbahaarsan qaracanka, laabdilaaca murugada iyo oohinta hooyadeed luul taasoo sababta ay arintan ayaan ugudulqaadatayna ay noqon doonto mid ruwaayada kusoobixidoonta iyo beesha yar ee cabdi iidoor ay maanta isasoo horfadhiistaan kana

wada xaajoodaan qaabkii xal loogu heli lahaa arintan aadka u foosha xun oo noqotay mid deegaanka oo dhan lagaga wada sheekaysto islamarkaana dib ayaan idiin ka soo

tabin doonaa filin laga matalay arintaasi maadaama ay noqotay mid hadalhayskeedu deegaanka aad ugu batay.Hadaba markaan sheekadan dhankeeda kale eegno cabdi iidoorka minisota jooga ayaa wuxuu sheegayaa inay sababta arintan ku kaliftay tahay wajigiisa ama cabdi iidoorka

wadanka gudihiisa taasoo sida uusheegay uu uhabar wacday islamarkaana uu ku ooyay kana adkaysan kariwaayay taasina ay sababtay inuu kabaxo balantii iyo cafiskii uu

shacabka deegaanka hortooda kadalbaday.

Hadaba waxaa hubaala inuu cabdi iidoor c/laahi sayax kabood uu yahay nin far ku dhuumanaya ama nin awr soo xaday islamarkaana foorarsanaya si aan loo arkin.

Ugudanbayntii Sheekadan oo ah mid wajiyo badan leh islamarkaana xaqiiqda salka ku haysa noqondoontana mid taxana ah oo kadigi doonta dhaqan xumada IWM.

Dib kala socda qaybaha kale ee sheekadan xiisaha badan.